Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Burundi Soo Gaarey Muqdisho
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Dec 25 2007
Ciidamada Burundi Soo Gaarey Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 25 December 2007

Ciidamada Ka Socda Dalka BurundiMuqdisho,(insidesomalia.org) - Qeybtii labaad ee Ciidamada ka socda Wadanka Burundi ayaa maanta ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo qeyb ka noqon doona Ciidamada nabad ilaalinta ee Amisom ee horay Muqdisho u joogay.

96 Askari oo ka socota Wadanka Burundi ayaa maanta ka soo dagay Garoonka Diyaarahadaha Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Saraakiil katirsan Amisom.

Shalay ayaa waxaa soo gaaray Muqdisho 100 Askari oo hor dhac u ahaa Ciidamada Wadanka Buruundi, waxaana ay qeyb ka yihiin Ciidamadan 8,50 Askari oo Burundi ay sheegtay in Somalia ay u soo dirayso si ay uga qeyb qaataan nabad ku soo dabaalida Soomaaliya .

Ciidamada maanta yimid muqdisho waxaa ay waday Diyaarad nuuca Xamuulka ah oo laga leeyahay Wadanka Uganda.

Ciidamada oo Dalka BurundiUrurka Amniga iyo Nabada Africa ayaa waxaa ay sheegeen in xaalada Soomaaliya ka jirta ay halis ku tahay Qaraada Africa oo dhan, islamarkaana loo baahanyahay in laga hor tago.

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay iyaguna sheegeen in la dardar galiyo Ciidamada Nabad ilaalinta Africanka ah ee Soomaaliya la gaynayo.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >